ABGAAL

Start here

cabaadul qabri

https://www.youtube.com/watch?v=ZGdcCUySFu8&list=PLH4PmX_Qlb4Cb0dOkB21N-DvSoxOfdscs&index=2

Seyd maxamed cabdulle xasan baa la su’aalay oo wax laga weeydiiyay beelaha soomaaliga gaar ahaan abgaalka;


Seyd maxamed cabdulle xasan baa la su’aalay oo wax laga weeydiiyay beelaha soomaaliga gaar ahaan abgaalka

Waxaa la yiri seeydoow maxaad u weerari weeysay beesha abgaal’ balse seydka baa ku jawaabay abgaalku waa dad nabad jecel oo sii jeeda hadii ay soo jeestaan looma taag haayo

Waxaa kaloo la yiri seydka wuxuu oran jiray : dad lama xaqiree darisnima abgaal baa leh

Waxaa sida aan maqlaye hadi hadalkaasi been yahay allaha iiga dambi dhaafo wixii aan ka been sheegay seydka
Hadi ay dhab tahay na waaba hadal uu yiri uun.

Musiiba baa soo wajahday beesha abgaal ka gadaal la dagaanlankii dowladii siyaad waxeeyna gacmaha la galeen dagaal sokooye

Sakiin ma gooyso geed salweeyn sagaal abgaal na wa sidaas maxaa ka jira magaca SAGAAL ABAAL


Abgaal Cismaan
Harti(Maxamed)
Wacbuudhan
Waceysle(Warculus)
Maxamuud
Cabdulle
Daylacood
Damuumiye
Daymoculus
Ceynato

Posted from WordPress for Biyacade.

Shan xun ayaa dumarka lagu helaa



Waa qeeyb ka mid ah tirooleyda aan soo gudbinno


1) Sowd xun.

2) Socod xun.

3) Surun xun.

4) Saacad xun.

5) Sabo xun.

Shan baa dumar ka lagu xushtaa


Wadaado meel fadhiya sawirku wa tusaale dhaqan

  1. 1) Itaal nimeed ha lahaato.
  2. 2) Aqbal naageed ha lahaato.
  3. 3) Af muslim ha lahaato.
  4. 4) Anshax culimo ha lahaato.
  5. 5) Arinkeen waayeel ha lahaato.

Shared from WordPress


oh nothing – http://wp.me/p2E0Bd-74C

WhatsApp Messenger: Android + iPhone + Nokia + BlackBerry + Windows Phone


Hey,

I just downloaded WhatsApp Messenger on my Android.

It is a smartphone messenger which replaces SMS. This app even lets me send pictures, video and other multimedia!

WhatsApp Messenger is available for Android, iPhone, Nokia, Windows Phone and BlackBerry and there is no PIN or username to remember – it works just like SMS and uses your internet data plan.

Get it now from https://www.whatsapp.com/download/ and say good-bye to SMS!

Dir


Taariikhda beesha dir
dir clan Madaxawayne Dir Mahad Dir Mandaluug Dir Madoobe dir Mahe Dir

======[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Mahe dir Waa maxamed xinif tire iyo surre Maxamed wuxuu dhalay Sheekh isaaq axmed maxamed xinif tire mahe dir Biimaal axmed maxamed xinif tire mahe dir Qoraanyow. Ahmed maxamed xinif tire mahe Dir Dabruube. Axmed maxamed xinif tire mahe Dir Baajamaal. Axmed maxamed xinif tire mahe Dir

Beesha surre mahe direed waa Cabdalle surre mahe dir Qubays mahe Dir

Sheekh isaaq axmed maxamed xinif tire mahad Dir 1. Shiek Isahaq 2. Ibrahim (Sanbur) Shiekh Isahaq 2. Mohammed (Emran) Shiekh Isahaq 3. Eise Mohammed 3. Egalle Mohammed 3. Abdalleh Mohammed 4. Yonis Abdalleh 5. Ali Yonis 5. Khair Yonis 4. Hassan Abdalleh 4. Butale Abdalleh 4. Adan Abdalleh 4. Hildid Abdalleh 2. Muse Shiekh Isahaq 3. Mohamed Muse 3. Jibril Muse 4. Omer Jibril 4. Abokor Jibril 5. Samane Abokor 6. Abdulle Samane 6. Muse Samane 6. Hersi Samane 5. Muse Abokor 6. Uduruhmin Muse 6. Idarys Muse 6. Adarahman Muse 7. Isman Adarahman (Ba Majelo) 7. Abdille Adarahman (Ba Majelo) 7. Yonis Adarahman (Rer Yonis) 8. Mohamed Yonis 8. Isman Yonis 9. Barre Isman 9. Mohammed Isman 10. Ali Mohammed 10. Wais Mohammed (Baaleh) 11. Afi Wais 11. Elmi Wais 11. Muse Wais 11. Samater Wais 7. Isaq Adarahman 7. Barre Adarahman 8. Ali Barre 8. Mohammed Barre 8. Yonis Barre 9. Burale Yonis 9. Beede Yonis 10. Samatar Beede (Ba Sanbur) 10. Wadoh Beede (Ba Sanbur) 10. Eidle Beede (Ba Jibrahil) 10. Farah Beede (Ba Jibrahil) 11. Baho Farah 11. Ahmed Farah 11. Eidleh Farah 11. Ali Farah 11. Abdille Farah 5. Mohammed Abokor 6. Adan Mohammed 6. Yesif Mohammed 6. Nuh Mohammed 7. Abdulleh Nuh 8. Abdilleh Abdulleh 9. Abokor Abdilleh 9. Hassan Abdilleh (Solo madow) 9. Barre Abdilleh (Solo madow) 9. Allamagan Abdilleh 9. Farah Abdilleh 10. Bayle Farah 10. Faahiye Farah 10. Ahmed Farah 11. Robleh Ahmed 11. Abtidon Ahmed 11. Hildid Ahmed 12. Abdi Hildid 11. Had Ahmed 11. Abokor Ahmed 11. Binin Ahmed 11. Salah Ahmed 11. Mohamed Ahmed 12. Rage Mohammed 12. Baded Mohammed 12. Ollow Mohammed 12. Burale Mohammed 12. Jibril Mohammede 10. Dahir 11. Nuh Dahir 11. Guled Dahir 11. Kalil Dahir 11. Ahmed Dahir 11. Barreh Dahir 11. Egal Dahir 11. Hassan Dahir 11. Omer Dahir 12. Ollow Omer 12. Kalil Omer 12. Ali Omer 12. Abokor Omer 12. Mohammed Omer 12. Guled Omer 12. Ismail Omer 13.Yusuf Ismail qoomiyada direed waa beesha oogu faca ama tariikhda dheer beelaha somaliyeed waana beesha kaliya ee geeska afrika taariikhda wayn ku leh waxaana ka mid ahaa boqortooyoyinkii adal ifad waamo iyo waamo dhoobay waxaana ay kala ahaayeen waamo dhoobay oo ah boqortooyadii biimaal iyo waamo oo ah boqortoyadii beesha wardeey cale madaxwayne direed adal oo ah boqortooyadii ree sheekh isaaq iyo samaroon ifad oo ah boqortooyadii ciise iyo gurgura waxaana jiro beelo badan oo ah qoomiyada direed oo daga dhulka loo yaqaan oromia sida magaalooyinka negele baabili jinacsanay fayan biiro fayaan huuto qoomiyada direed waxaa curad u ah madaxwayne dir oo ukala baxa sidan Maxamed Ali Yaxye Hordare

Maxammed iyo Ali madaxweyn ayyeenu inta badan aan maqalnaa oo kala ah: Gurgure (maxammed) Akisho Gariire Guure Waro Waro Obo Reer Aw saciid Layiile Madigaan Iyo Barsuug Reer Dayo ( Wardaay) Jiido Geedle Cali Madaxweyn ( Wajis iyo Sifir)-Qoryoolley area. 2. Hordare waa sadex (Etiyoobiya iyo jubada Hoose) AlDieyn biimaal waa qoomiyada direed kuwooga koonfurta somaliya daga waxayna u kala baxaaan sidan 1. Sacad-Iramagge

2. ismiin-Iramagge

3. Gaadsan-Iramagge

4. Niilow-Iramagge

5. Dabruube

6. Daadow-Iramagge

7. Kalafow

8. Gammas

Salebaan (1-Ciise 2-Reer Sheikh 3-abtigele 4-Geefleey 5-Yabarhusein 6-abeynagurey ).

Sacad is subdivided into (1-Gacal-adeer 2-Hablow 3-Salaansol 4-Cali-Maxaad5-Reer-Ugaas 6-Reer-Macow )

Ismaan-Maax 2-adeer-shiiqeey 3-Reer Abshir4-) Baahal (1-Cabsiye 2-Habar-Gidir 3-Warablle 4-Reer Jamaalow 5-Reer Shiiqeey)Abeyne-Gurey(1-Cabdi-Abeyne 2-Xasan-Abeyne 3-Maxaa-Abeyne 4-Geedow-Abeyne5-Walaal-Abeyne 6-Cali-Abeyne 7-Ibraahin-Abeyne)
Gaadsan(1 Faqe-Cilmi,–2 Dhaaweyd, 3 Reer Qaasim ,4 Odaymarke, 5 Reer Ugaadh, 6 Faqe Nur, 7 Yonis, 8 Reer Adan, 9 Naleeye, 10 Faqe cigaal, 11 Reer cumar Jaamac, 12 Sacdi, 13 MohamudGraad, 13 Reer Ismail,

Mahad-Waaq (1-Cayuub 2-Reer-Faqe 3-Halqad) Yabar-Xuseen (1-Abeyne-Cali2-Maxaa-Abtow 3-Reer-Amuusow 4-Abroone-Adeer 5-Abti-Geelle) Gacal-Adeer(1-Reer-Cambuurow 2-Reer ismaan-Xasan) Hablow (1-Biyare 2-Barkaankeey 3-adeer)Yabadhaal(1-Adeer-Soomane 2-Abtow-Xaayle)

Gamaas (1-Reer-Gureey2-Casharow 3-Dhaangul) Reer Shiiq (1-Celi-Cade 2-Celi-Madoobe)

Dabruube (1-Garsiis 2-Gerweyne) Camaamudle(1-Reer Maxaadow 2-Reeryuunis 3-Reer Cali-Cadow), MathigaanThe Mathigaan or Madigaan is a sub subclan of Dabrube, the Subclan of Biimaal, and is one of the tribes that inhabits in Ethiopia and Somaliland. Historically, the Mathigaan were mainly pastoral and farmers who separated from other Bimal in nearly 400 years ago, however, the record of written documents and inherited information from ancestors is well reserved in lower shabelle. The Dabrube tribes lived in different parts of somalia and Ethiopia, but they each had their history and blood connectedThe Dir of Ethiopia

The Dir in Ethiopia are represented by the Issas, Gurgure, Guure, Jaarso, Quranyo Maxamed, Akisho, Gadabuursi, Gadsan, Gariir, Fiqi Muhumand, Qubeys, Layiile, Mandaluulg, Baajimaal, andWardaai. The majority live in the Dira Dhabe area, Jijiga,Degah bur, Godey, Warder, Afder, Liban, Fiq and by the Awash River.The rest of the Ethiopian Dir clans live in southern parts near the Somali border near Dollo Ado and as far as Guure Dhamoole and Negele. The clans of the Dagoodi, Ajuuran, Jiido, Gabra, and Garre are all associated with the four Dir ancestral progenitors.In Ethiopia The Dir occupy vast territories stretching from Baale (Nagelle), Baabile,Jinacsani, Fayaanbiiro, Qabri-Bayah, Tuli guled, Fiq, Hara-Maaya, Ajersa Gora, Harar, and Dadar.

The Dir are well represented in the 10 major states of the Somali Region in Ethiopia 1.Gobolka Shiniile 2. Gobolka Jig-jiga 3. Gobolka Jarareed 4. Gobolka Nogbeed 5. Gobolka Qoraxay 6. Gobolka Doollo 7. Gobolka Shabeele 8. Gobolka Liibaan 9. Gobolka Afdheer 10.Gobolka Marar 11.Gobolka Harawo 12.Gobolka Wardheer 13.DhagaxBuur 15. Gobolka Fiiq Qaybo Ka Mid Ah Degmooyinka Ama Deegaanada ay ku Nool Yihiin Bahwaynta Direed Ee Wadanka Ethiopia 1.Awbare(Gedabursi) 2. Dhagaxle(Buursug+Jaarso) 3 .Gursum( Jaarso+Buursuug+Huumo+Noole) 4.Jigjiga (Jaarso+Akisho+jidwaaq) 5.Jinacsani (jaarso) 6.Qabri Bayax(isaaq+akisho+jidwaaq) 7.Wajaale(Isaaq) 8.Ajasa Koore(Jaarso) 9.Daroor (isaaq) 10. Xarshin(Isaaq) 11.Shiniile (Ciise) 12. Tuliguuled (Jaarso) 13. Baabili (Akisho+Jaars0+Hawiye) 14. Hawaday (Jaarso) 15. Haramaya (Jaarso) 16. Diridhaba (Ciise + Gurgure ) 17.Shiiniile( Ciise) 18.Ayshica( Ciise) 19.Danbal( Gadabursi+Ciise ) 20.Erar ( Gurgure) 21.Afdam( Ciise) 22.Ma,ayso(Ciise) 23.Awaare(Isaaq) 24.Dhagaxbuur (Gaadsan,Sheekhaal,isaaq, Ogaden) 25. Gaashaamo (Isaaq) 26.Daroor(Isaaq) 27.Gumare Da’are-Niman Moyko (Bajimal+Gasar) 28.Shabelle Niman-Gobyal Dhurdhere Bajimal ) 29.Qodi Budul-Burdhinle Mustahil ) 30.Iimey Dubo -Dir or Hawiya/Rer Ammaadin (Ogaden) and Galameys 31. Iimey district is jointly controlled by the Duba , Dir and Rer Ammadin of the Ogaden. 32. Raaso (Sheekhaal) 33.Hadhagaala (Ciise) 34. Harta Sheekha (Isaaq) 35. Lafa Ise (Gadabursi) 36.There are also alot of districts who lives the dir clan that we can’t collect here. Gadsan Dir In Ethiopia, Gaadsan clan reside in three districts : the Liban district (Jarrati, Waladaya, Doolow and Guuredhamole), Godey district (Iimey and Boola), and Gashamo district (Nusdariiq, Marsin, Kabtinuur and Qabridhare). Jaarso Dir

The Jaarso Dir (a sub-clan of the Madahweyn) inhabit Jigjiga, Jinacsani, Babeli,Tuliguleed, Hadow, Dhagahle, Bombaas, Fayanbiro, Fayan Hujubo, Ordo,Kombulsho, Gursum, Diri dawa, Dadar,Qulubi, Ejersa Goro, Harar, Haramaya, Baali, Hawaday, Awash Part of Oromia Region and also live in the border of kenya.

The Horyaal Democratic Party was founded by the Dir Jaarso clan and Gadabursi clan, their area of influence straddles the Somaliland border and incorporated the Dire Dawa, Jijiga,Jinacsani,Ajersa Kora and the Awbar zones. The Jaarso Clan are one of the most somali clan who founded SYL around Harar.Gadabuursi The Gadabuursi (Gudubiirsi or Sheik Samaroon) tribe is a northern Somali clan, a sub-clan of the Dir. The Gadabuursi are descendants of Sheikh Samaroon, who suffered a devastating defeat in a war with the highlanders of Ethiopia over a dispute of payment of annual tribute and tax collection from international trade routes connecting the hinterland of Ethiopia with the ports of Somalia in 1432. Recent archaeological excavations suggest up to 50,000 homes were destroyed. Today they live mostly in northern Somalia, Ethiopia and Djibouti. Politically they are represented by the Somali Democratic Alliance (SDA). The current President of self-declared republic of Somaliland, Dahir Riyale Kahin, is from the Gadabuursi tribe. Also the Gadabuursi are the second largest Somali ethnic group in Djibouti where the Dir Isaa (Ciise) are the majority.

Raxaweeyn


Digil iyo Mirifle
Digil iyo Mirifle waa beel Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Bay, Bakool,Gado,Jubada Dhexe, Jubada Hoose & Shabeelada Hoose.

Digil iyo Mirifle waa beel kamid ah beelaha soomalida , waa dad tariikh weyn ku leh dhulka somalida iyo wadamada Soomaaliya xaduudda la leh.
D&M waa dad ilaah ku maneystay Kheyrad fara badan meelaha ay ka degaan dhulka soomaaliya, waayo meelaha ay ka degan yihiin dalka waa meesha laga helo 10% dhaqaalaha waddanka.
Qoraalka gudaha oo kooban [qari]
1 LUQAD
2 Ganacsiga iyo Waxbarashada
3 DEEGAAN
4 MIRIFLE
5 DIGIL
LUQAD[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Digil& Mirifle waxay ku hadlaan lahjado fara badan; Beelaha Digilka waxey ku hadlaan ilaa 4 Lahjadood; Beelaha Mirifle waxay ku hadlaan Maay-Maay, oo xoogaa ka duwan Luqadda Soomaalida kale ku hadasho oo ah Lahjadda Maxaa-Tiri-ga loo yaqaano.

Ganacsiga iyo Waxbarashada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
Digil & Mirifle waa dad xoolo dhaqato iyo beeroley ah .Digil iyo Mirifle waa bulsho dhulkeeda aad barwaaqo u ah oo laga soo saaro dhammaan waxa dalka laga cuno sida: Galleyda Masagada Qudaarta noocyadeeda kala duwan iyo waxyaabaha la dhoofiyo inta badan sida: Mooska oo ay Soomaaliya aad caanka ugu tahay, Babaayga, Qaraha,Bombeelmada iwm. Digil iyo Mirifle waa dad aaminsan wax soo saarka dhulka iyo dhaqidda xoolaha waana dad jecel nabad ku wada noolaashaha iyo martgelinta walaalahooda kale ee beelaha dalka wax ka deggan. Sidoo kale D&M waxay caan ku yihiin xafidka Qur,aanka iyo baridiisa Dhamaan geyiga Soomaaliya iyo xitaa dalalka deriska nala ah sida Kenya & Itoobiya. Macallimiinta qur’aanka ka dadka bara meel kasta oo soomaali ay ku nooshahay 90% waa Digil iyo Mirifle, Taasi oo ah hibo uu allaah ku manneystey. Digil iyo Mirifle waa qowmiyada keli ah ee laga heli karo (Aabe iyo hooyo iyo wiilashooda iyo gabdhahooda oo subac qur’aan u wada fadhiya, ayagoo xaafidiin wada ah) Taasi waa dhaqankooda soo jireenka ah ee Rabbi ku manneystay. Maanshaa Allaah. Digil- Mirifle waa dad nabada jecel samir badan.

DEEGAAN[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
D & M waxay degaan dhamaan koonfur galbeed soomaaliya labada webi iyo xitaa Ethopia,Kenya iyo meelo kale ee ka mid ah bariga Afrika.waaqabiilka ugu dhul qurxoon wuxuna dagan yahay labada wabi waxaana laga quudiyaah 18 ka gobol somalia tusaaale ahaaan waxaa ka baxa qudrada laga cuno dalka Soomaaliya oo dhan sida muuska cambaha liinta isbaandheys ka. sido kale beeshani waxa ay degtaa Baay, bakool, jubbada dhexe, jubbada hoose, Gedo, iyo shabeelaha hoose.

MIRIFLE[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
waxay ukala baxaan sagal iyo sideed Dhalsha haan qaar waa digil qaarna waa ilma cumar diin khuduub faqi cumar.

Sideed
Lamy Harqaang(Leeysaang iyo Haraaw) Leyasaan waa ilma cumar diin Haraaw waa digilmirifle.
Sede Boqol damby(Hariin,Eelaay iyo Heleda) waa digilmirifle
Afar Boqol Hore(Eemid,yalala,qoomaal iyo Disoow)
Afar Reer Baay(Maalang wiiny,Reer dumaal,Garwaale iyo Jiroong) waa digilmirfle
Asharaaf
Wanjheel
Sagaal
Lamy Boroosile(Luwaay iyo Hadamo)Luwaay waxay ukala baxaa shan.
Lamy Dhah Yantaar iyo hubeer
Lamy ceelqode(Geelidle iyo jilible) waa ilma cumar diin khuduub faid
Sede Ganaane(Gasaargude,Gawaawiing iyo Eeyla)gasaargde waa ilam cumar diin labdan kale waa ilma digilmirifle
Ku biiri walaal fikraddada
DIGIL[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
waxey ka koobantahay todobo qabiil oo kala ah:

((Iroole))
Begedi
Garre
Jiidde.
Dabarre.
Tunni
Shan caleemood.
Geledi
Aba Jiwil
Wiki letter s.svg Maqaalkaan waa la bilaabay.hadii aad wax ka taqaanid waa ku caawin kartaa Wikipedia in aad Wax ku dartid.
curudka digil intee ayaad uGu tagtay haddii taariikhda digil aad wax ka taaqaanid IROOLE waaa curudka digil abtirka wah badan aa ka dhiman buug abtirka digil iyo mirifle ah anaa haayo oo soo gelin doona wsc

cadaabul qabri

https://www.youtube.com/watch?v=ZGdcCUySFu8&list=PLH4PmX_Qlb4Cb0dOkB21N-DvSoxOfdscs&index=2